Write your awesome label here.

 Welcome to Somalingo 

We Teach You How To Speak English Confidently and Fluently.

Courses

General English Language Course

Hada nagu soo biir keliya $15 Bishii  

IELTS ACADEMIC

Hada nagu soo biir keliya $19 Bishii  

Meet the instructors

Click on the video below to learn more about us. 
Write your awesome label here.

Don't take our word, just listen to our students

Discover what some of our previous students had to say about their English Language lessons with Somalingo.
     
“6dii bil ee lasoo dhaafay waxaan ahaa arday dhigta Somalingo. Runtii waa iskuul tayadiisu sareeyso, casharadana ay kuu dhigayaan macalimiin luuqada u dhashay ama khibrad dheer u leh dhigista luuqada Englishka. Qofkasta oo raba inuu mudo kooban luuqada Englishka ku barto waan kula talinayaa.”

Teyzan Ali

Student
     
“Run ahaantii Somalingo team waxay naga haqab tireen baahida luuqada englishka aan u qabnay waa team aad kuu garab siinaya hadey tahay ku hadalka luuqada iyo qoraalkeedaba, hadii aad dareemeysid caqabo dhanka luuqada ah aadban kugula talinaya inaad kusoo biirto somalingo, Aniga ahaan Waxbadan baan luuqada kuhadalkeeda isku dhibanyn ugu danbeyn somalingo markaan ku biirey ayaan dareemey isbadal weyn. aad baan ugu mahadcelinaya macaliminta Somalingo”

Firdowsa Ahmed

Student
     
“Waxaan 2 jeer ku dhacay imtixaanka IELTSka, ugu dambayntii waxaan nasiib u heley inaan ku biiro IELTS Courseka Somalingo,  Waxaan bartay qaabka ugu fiican loogu jawaabo su'aalaha, Markii 3xaadna waxaan keeney Band 7.5, waxaan heley materials iyo Tips aan meelkale ka helin. hada waxaan wax ka bartaa midkamida jaamacada Ireland”

Mukhtar Ahmed

Student
     
“Waxaan qaatay ilaa 3 koorso oo  kala ah B1, B2, iyo C1, runtii is bedel dhab ah ayaan dareemey, waxaan ka heley live classes ka iyo wadashekeysiga isbuuclaha ah aan la sameeyo ardeyda kale. Waxaa intaas sii dheer casharo si heer sare ah loo soo diyaariyay. Waxaan u mahadcelinayaa dhamaan macalimiinta iskuulka.”

Abdikadir Mohamed 

Student
English language courses for all levels

English for beginners & Advanced alike

The Complete English Language Courses: English grammar, English speaking, and writing. British and American English. Our online courses and instructors will teach you everything you need to know about the English Language from beginner to advanced level.

Students

Hours of content

Course completion

Expert instructors
Created with