Course catalogue

Ku baro Luuqada Englishka mudo 6 bilood keliya

Waxaan kuu damaanad qaadayna inaad is bedel dhab ah aad dareemi doontid hadii aad kusoo biirto iskuulkeena. Waxaan si fiican kaaga dhisi doona ku hadalkaaga luuqada Englishka, qoraalka iyo fahanka guud ahaan.

Courses

Read. Write. and Speak English confidently.

We strive to be the best English language School in Somalia 

Casharada waxaa laguugu diyaariyay qaab casri ah oo muuqaal ah oo wax walbo si toos ah laguu tusayo. Waxaa jiro Weekly Live-classes iyo conversations aad la qaadanaysid ardayda kale.

Dedicated to your success

 At Somalingo we are dedicated to our students success. We strive to deliver the very best education by having only the best instructors, offering a wide range of courses covering all major areas of the English language. 

All you need to know

Engage in meaningful dialogues from day one. Connect with native English speakers for language and cultural exchange.

Certification

Earn recognized certificates upon course completion.
Testimonials

What our students say about us

All of our students have enjoyed the course. Here are a few of their testimonials.

Abdinasir Diriye

Student
Hadda ayaan dhamaystay dhamaan koorsooyinka. Macalimintu aad bay u fiicanyihiin, waxaana ka heley sharaxaadooda.

Amir Isak

Student
Koorsoyinka A2, B1, B2, C1 ayaan ka diyaariyay iskuulka aad bay ii caawiyeen. Waxaan hada si fiican ugu hadli karaa luuqada Englishka.

Fardowsa Ahmed

Student
Run ahaantii waxaa dhib iga haystay ku hadalka luuqada Englishka. Kadib markii aan ku biiray Somalingo waxaan dareemay is bedel dhab ah, waxaana heley shaqadii aan ku hamin jiray, aad baan ugu mahadcelinaya macaliminta Somalingo

Mohamed Hassan

Student
Macalimiinta qaabka ay wax kuu barayaan waa qaab casri ah oo wax walbo muuqaal ahaan iyo sawir laguu tusayo, ereyadii aan fahmi waayana si wanagaasan ayaa la iigu sharxay. 
Created with