Welcome to Somalingo
We Teach You How To Speak English Confidently and Fluently.
Courses
General English Language Course
Hada nagu soo biir keliya $15 Bishii
IELTS ACADEMIC
Hada nagu soo biir keliya $19 Bishii
Meet the instructors
Click on the video below to learn more about us.
Don't take our word, just listen to our students
“6dii bil ee lasoo dhaafay waxaan ahaa arday dhigta Somalingo. Runtii waa iskuul tayadiisu sareeyso, casharadana ay kuu dhigayaan macalimiin luuqada u dhashay ama khibrad dheer u leh dhigista luuqada Englishka. Qofkasta oo raba inuu mudo kooban luuqada Englishka ku barto waan kula talinayaa.”
“Run ahaantii Somalingo team waxay naga haqab tireen baahida luuqada englishka aan u qabnay waa team aad kuu garab siinaya hadey tahay ku hadalka luuqada iyo qoraalkeedaba, hadii aad dareemeysid caqabo dhanka luuqada ah aadban kugula talinaya inaad kusoo biirto somalingo, Aniga ahaan Waxbadan baan luuqada kuhadalkeeda isku dhibanyn ugu danbeyn somalingo markaan ku biirey ayaan dareemey isbadal weyn. aad baan ugu mahadcelinaya macaliminta Somalingo”
“Waxaan 2 jeer ku dhacay imtixaanka IELTSka, ugu dambayntii waxaan nasiib u heley inaan ku biiro IELTS Courseka Somalingo, Waxaan bartay qaabka ugu fiican loogu jawaabo su'aalaha, Markii 3xaadna waxaan keeney Band 7.5, waxaan heley materials iyo Tips aan meelkale ka helin. hada waxaan wax ka bartaa midkamida jaamacada Ireland”
“Waxaan qaatay ilaa 3 koorso oo kala ah B1, B2, iyo C1, runtii is bedel dhab ah ayaan dareemey, waxaan ka heley live classes ka iyo wadashekeysiga isbuuclaha ah aan la sameeyo ardeyda kale. Waxaa intaas sii dheer casharo si heer sare ah loo soo diyaariyay. Waxaan u mahadcelinayaa dhamaan macalimiinta iskuulka.”